Wicitaanka Dhageystaha: Wasiirka Shaqada ee Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa uu ku saabsan yahay saameynta uu maandooriyaha ku leeyahay dhallinyarada Soomaaliyeed iyo haddii shaqo la’aanta ay horseedo isticmaalka maandooriyaha. Waxaa marti ku ah wasiirka shaqada iyo shaqaalaha iyo arrimaha bulshada Soomaaliya Duraan Faarax.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Wasiir shaqada ee Soomaaliya