Soo Galooti loo Doortey Baarlamaanka New Zealand

New Zealand MP

Baarlamanka Cusub ee dalka Newzealand ayaa markii ugu horeysay waxaa kamid noqday Nin African, Muslim ah oo waliba kasoo jeedo Bariga Afrika.

Waxaa olalaha doorashadiisa kaalin mugleh ku lahayd Jaaliyadda soomaalida dalkaasi. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa dalka New Zealand inooga soo direy Ibrahim Cumar baafo wariyaha VOA qaarada Australia & Newzealand.

Your browser doesn’t support HTML5

New Zealand Parliament