Baarlamanka Puntland oo xasaanadda ka qaaday 8 xildhibaan

Baarlamanka Puntland

Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanaddii ka qaaday sideed mudane oo ka tirsan golaha wakiilada Puntland, kuwaas oo ay soo eedaysay xeer ilaalinta Puntland.

Xildhibaanadan ayaa ku eedeysan inay jebiyeen shuruuc iyo xeerar u yaalla baarlamanka, sida ay xubnaha wakiilada u cuskadeen xasaanad ka qaadidda xildhibaanadaas.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Puntland oo xasaanadda ka qaaday 8 xildhibaan