Air Djibouti oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Garoowe

Air Djibouti

Shaqada garoonka diyaradaha Jeneraal Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe ayaa maanta hakad ku yimid kaddib markii waddada ay diyaradaha ku cararaan ay shil ku gashay diyaradda Air Djibouti.

Weriyaha VOA ee Garoowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Air Djibouti oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Garoowe