Hay’adda la-dagaalanka HIV/AIDS ee Puntland ee loo soo gaabiyo PAC ayaa sannadkan soo kordhisay qorshe dadka ay isaga baari karan Virus-ka iyagoo jooga guryahooda.
Arrintan ayaa qayb ka ah olalaha looga hortagayo faafidda cudurka oo weli jirta, xilli shalay loo dabbaal-degay maalinta caalamiga ah ee la-dagaalanka cudurka.
Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa arrintaan ka waraystay agaasimaha hay’adda PAC Cabduqadir Maxamed Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Puntland oo soo kordhisay in guriga la isaga baari karo HIV