Muxuu Faarax Macallin ka yiri xiisadda Soomaaliya iyo Kenya?

Gudoomiye ku-xigeynkii hore ee baarlamanka Kenya Faarax Macallin Dawaaraa oo ka hadlay go’aankii ay dowladda Soomaaliya ugu yeeratay safiirkeeda Kenya, islamarkaana ay dalkiisi la-tashi ugu dirtay safiirka Kenya ayaa taageeray tibaalada ay qaadday dowladda Soomaaliya.

Faarax Macallin ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay farragelin cad ku hayso arrimaha hoose ee Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed oo la kulmay Faarax Macallin oo sidoo kale ka mid ah siyaasiinta Soomaalida ee Kenya ayaa waydiiyay sida uu u arko go’aankii Dowladda Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Faarax Macallin ka yiri xiisadda Soomaaliya iyo Kenya?