MUQDISHO —
VOA-da ayaa kulan dadweyne oo looga doodayay dhibaatooyinka sida gaarka ah ay u qabaan dumarka barakacayaasha ah ku qabatay magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa kasoo qeyb-galay madaxda ururrada bulshada rayidka ah, aqoonyahanka caasimadda iyo xubno ka socday barakacayaasha.
Kulankaan ayaa afmeer u ahaa, doodo looga hadlayay barakacayaasha oo ay maalihii tegay VOA ku qabatay magaalooyinka Baydhaba iyo Garowe. Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Muqdisho