MOGADISHU —
Waxaa maanta Muqdisho lagu aasay dhallinyaradii ku dhintay qaraxii xalay fiidkii ka dhacay makhaayad jalaatada laga cuno oo ku taalla agagaarka KM4.
Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi.
Dhallinyarada geeriyooday ayaa ka mid ahaa kuwo ugu firfircoonaa ee ka dhex-muuqday bulshada Muqdisho. Saaxiibadii aadka ugu dhowaa dhallinyaradan ayaa dareen xanuun badan ka muujiyay geerida geeridooda.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Aas Muqdisho loogu sameeyey dhallinyaro ku dhintay qarixii Muqdisho