Golaha M. Murashaxiinta oo u Jawaabay Cumar Filish

Golaha midowga Musharrixiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa galabta si weyn u canbaaryey hadal uu shalay Muqdisho ka sheegay guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku hanjabay in talaabo laga qaadi doono mucaaradkii carqaladeyn sameeya.

Warbixintan koban waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Jawaabta Midowga Murashaxiinta