Galka Baarista: Xogta dagaalka Tigray iyo saameeynta gobolka

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ka socda gobolka Tigray ee dalka Ethiopia iyo saameynta uu ku yeelan karo gobolka Geeska Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto.

Barnaamijka waxa uu sidoo kale si guud u eegayaa dagaalkan iyo waxa sababay ee ka dhaxeeya dowladda Abiy Ahmed iyo hoggaanka xisbiga TPLF ee xukumka gobolka Tigray.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista