Somaliland oo billaabeysa diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha

Somaliland ayaa si rasmi ah u billaabmaysa diiwan galinta cod-bixiyayaasha taasi oo fure u ah Qabsoomida Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Deegaanka.

Haddaba Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa uga warramay Khadar Maxamed Cakule muhiimadda ay u leedahay Diiwaan galintu Doorashada.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo billaabeysa diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha