Ardey Soomaali ah oo ku Go'doonsan Gobolka Tigray

Qiyaastii 50 ardey Soomaali ah ayaa la sheegayaa in ay ku go’doonsan yihiin gobolka Tigray ee ay dagaaladu ka socdaan dalka Ethiopia.

Ardeydan ayaa qaarkood waxa ay deeq waxbarasho ku dhiganayeen jaamacada Mekele ee caasimada gobolka Tigraay. Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Ardey Soomaali ah oo ku Go'doonsan gobolka Tigray