Shirka G20 oo Maanta Ka Furmaya Sucuudiga

Shirmadaxeedka Labaatanka dal ee ugu hodansan caalamka ee la isku yidhaahdo G20 ayaa maanta oo sabti ah ka furmaya boqortooyada Sucuudiga, shirka sannadkan ayaa ku soo aadaya iyada oo uu dunida saameeyay cudurka COVID19, Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Xuseen Barre

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka G20 oo Saaka Furmaya