Wareysi: Wasiirka Warfaafinta Somalia

VOA microphone

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo waraysi siiyey VOA ayaa kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Ddalka sida doodda xoogan ee ka taagan guddiyada doorashada, arrinta xildhibaanada gobolada Waqooyi iyo hadal dhawaan uu dhowaan ku duray Mucaaradka.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu Muqdisho ugu warramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Warfaafinta Somalia