Machadka Cilmibaarista ee Heritage ayaa warbixin uu soo saaray dhaliil ugu jeediyay qaabka ay ku socdaaan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.
Agaasimaha Machadka Heritage C/rashiid Khaliif Xaashi oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa Wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb waxa uu wax ka weydiiyay waxa ay ka hadlayso daraasadda ay soo saareen.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi Heritage