MUQDISHO —
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay walaacyo xooggan oo laga qaba in doorashada Soomaaliya ay hareeyeen musuq-maasuq, lacag cod ku iibsasho, iyo cabsi gelin, si la mid doorashooyinkii dhacay 4 sano ka hor iyo kuwii dhacay 8 sano ka hor.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Walaacyada musuq-maasuq ee ku hareereysan doorashada Soomaaliya