Ganacsiyada Muqdisho oo dib usoo kabanaya

Muqdisho

Dhaqaalaha Soomaaliya waxaa sameeyn weyn ku yeeshay xanuunka Covid-19, sida ay horay u sheegtay wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxay xaaladdaasi si gaar ah u sii taabatay dadka haaysta ganasiga yar yar ee kasoo saarta noloshooda maalinlaha ah, kuwaasi oo qaar badan oo ka mid ah uu ku xirmay, kadib markii ay is wadi waayeen. L

Si kastaba, hadda waxaa jira oo la dareemayaa dib u kabasho ay sameynayaan ganacsiyada qaar, si gaar ah goobaha timaha lagu xiirto oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsiyada Muqdisho oo dib usoo kabanaya