Xaaladda amniga magaalada Marka oo laga shiray

Baraawe

Kulan looga hadlayey arrimaha nabadgalayada iyo sdii ay bulshada uga qeyb qaadan lahaayen sugidda amniga ayaa lagu qabtay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose..

Mas’uuliyinta degmada Marka ayaa sheegay in u jeedada ay tahay in dadka degan Marka oo soo marey marxalado kala duwan oo degnaansho la’aan ay haatan ay qeyb ka noqdaan deganaanshaha degmadaasi.

Warkan waxaa magaalada Baydhaba kasoo direy wariyaha VOA Muqtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Amniga magaalada Marka oo laga shiray