Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle oo la dhaariyay

Magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu dhaariyay xubnaha cusub ee baarlamanka cusub ee maamulkaasi. Xildhibaannadan oo gaaraya 99 mudane oo dhowaan liiskooda la soo dhameystiray ayaa ah baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabelle.

Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle oo la dhaariyay