Bandhigga VOA: Nin Soomaali ah iyo gabadhiisa oo beer ku leh Mareykanka

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay sheekada Nin Soamaali ah iyo gabar uu dhalay oo xoolo iyo beer ku haysta dalkan Mareykanka.

Waxaa soo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA