Abuukar Qaad Diid oo laga saaray magaalada Laascaanood

Abuukar Qaad Diid

Booliiska magaalada Laascaanood ee Somaliland ayaa ka hadlay tallaabo habeenkii xalay magaalada looga saaray Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya la-dagaalanka qaadka.

Dhinaca kalena waxaa tallaabadan ka hadlay Abuukar Cawaale Qaad-diid oo iska fogeeyay eedeynta uga timid dhinaca Somaliland.

Hoos ka dhageyso wareysiga taliyaha booliska gobolka Sool, oo uu qaaday Cabdikariim Olol iyo jawaabta Qaad-diid uu siiyey werriyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Abuukar Qaad Diid oo laga saaray magaalada Laascaanood