Dilal ka dhacay magaalada Cabudwaaq oo xiisad abuuray

Wararka ka imaanaya magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaas rag hubeysan ay ku dileen ugu yaraan laba qof oo rayid ah.

Kooxdan hubeysan ayaa rasaas ku furay goob makhaayad ah oo ay dadkaasi ku sugnaayeen.

Dilka loo gaystay labada qof ayaa xiisad xooggan ka dhaliyay magaalada Cabudwaaq.

Wariyaha VOA ee gobollada Galmudug Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilal ka dhacay magaalada Cabudwaaq oo xiisad abuuray