Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay maanta inay qabteen lacag ka badan hal milyan oo dollar-ka madaw ee Maraykanka ah, lacagtaasi oo ay sheegeen in la doonayey in Khalkhal lagu geliyo dhaqaalaha ganacssiga Somaliland.
Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Somaliland oo qabtay hal milyan oo dollar-ka madow ah