Wicitaanka Dhageystaha: Maxay qaban kartaa xukuumadda Rooble?

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo waqtiga kooban oo ay haysato iyo waxa ay ku qaban karto. Waxaa barnaamijka ku marti ah Tahliil Shaatax oo ah guddoomiyaha ururada bulshada rayidka Soomaaliya, waxaana daadihineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Maxay qaban kartaa xukuumadda Rooble?