Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Sawirka Qarax hadda ka hor Muqdisho ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xalay fiidkii ka dhacay meel u dhaw isgoyska KM4 uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta