Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladaha kufsiga Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha kufsiga Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Sahra Maxamed Axmed oo agaasime guud ka ah Xarunta Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladaha kufsiga Soomaaliya