Sh/Dhexe: Ciidamo lala eegtay qarax khasaare nafeed dhaliyey

Ciidamada dowladda

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino maanta laga beegsaday ciidamada dawladda, kaasi oo sababay khasaare nafeed.

Faahfaahinta warkan waxaa Beledweyne goor dhowayd nooga soo diray weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Sh/Dhexe: Ciidamo lala eegtay qarax khasaare nafeed dhaliyey