Bandhigga VOA: Amisom oo dacwad looga furay Mareykanka

Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ciidamada AMISOM oo laga gudbiyay dacwad ku aadan dayuuraddii Fly Africa ee 4-tii boshii May ee sanadkan ay ku soo rideen magaalada Bardaale ee gobolka Bay.

Dacwaddan ayaa waxaa laga furay dalka Mareykanka, waxaana wada qareeno madax-banaan oo shirkadda ay shaqaaleysay.

Barnaamijka Bandhigga waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Amisom oo dacwad looga furay Mareykanka