Galka Baarista: Xagee ku dambeeyeen shirkadihii FOREX ee Soomaaliya?
Galka Baarista
MUQDISHO —
Barnaamijki Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halka ay ku dambeeyeen shirkadiii sarifka lacagaha qalaad ee Online-ka ee FOREX, oo horraantii sanadkan iyo daba-yaaqadii sanadkii tegay aad uga shaqeynayey Soomaaliya.
Shirkadahan ayaa waxaa lacago malaayiin dollar ah dhigtay shacab u badan xoogsato oo rumeysnaa inay heli doonaan faa’iido badan, taasi oo aan dhicin.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Xagee ku dambeeyeen shirkadihii FOREX ee Soomaaliya?