Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyey xeerka doorashada

Golaha Guurtida

Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta ansixiyey Xeerka Dooraashooyinka Soamaliland, kaasi oo hore uga soo gudbay Golaha Wakiilada.

Warkan waxa Hargeisa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyey xeerka doorashada