Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo ka furmay Hargeysa

Shirweynaha Xisbiga Kulmiye

Shirweynaha Xisbiga Kulmiye

Magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland waxaa maanta ka furmay shirweynihii Afraad ee Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland.

Faahfaahinta shirkan, hadaladii laga jeediyey iyo hawlaha la qaban doono inta uu socdo shirka, waxaa warbixintan kasoo dirtay weriyaha VOA ee Hargeysa Sagal Mustafa Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo ka furmay Hargeysa