Bandhigga VOA: Waxbarashada Malaayiin carruur ah oo halis ku jirta

Barnaamijkii Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay shirkii guud ee Qaramada Midoobay ee shalay lasoo geba-gabeeyay. Shirkan ayaa si wayn looga dayriyay in heerka waxbarashada dunida hoos u dhac ku yimaado sanadaha soo socda, malaayiin carruur ahina ay waayaan xuquuqdooda waxbarashada Coronavirus dartiis.

Sahra Ciidle Nuur ayaa barnaamijka soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Waxbarashada Malaayiin carruur ah oo halis ku jirta