Taliska milatariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa ku baaqay in la kordhiyo cadaadiska la saaro ururka Al-Shabaab oo ay ku tilmaameen kan ugu halista badan xilligan qaaradda Afrika.
AFRICOM ayaa khatarta Al-Shabaab uga warramay idaacadda VOA, waxayna AFRICOM sheegtay in Al-Shabaab ay halis ku yihiin ciidamada Soomaalida, kuwa AMISOM iyo danaha Maraykanka intaba.
Haaruun Macruuf ayaa warbixintan diyaariyey.
Your browser doesn’t support HTML5
AFRICOM oo ku baaqday in cadaadiska lagu kordhiyo Al-Shabaab