Baarlamaanka Somalia iyo Ansixinta Heshiiskii D.F. iyo Maamul goboleedyada

Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa diyaar garow ugu jira sidii ay u meel marin lahaayeen heshiiskii ay dhawaan gaareen madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa dowlad goboleedyada xubnaha ka ah. heshiiskaas ayaa lagu wadaa in beri la hor geeyo baarlamanka.

Wariyaha VOAda Seynab Abuukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Ansixinta Heshiiskii Muqdisho