Galka Baarista: Maxaa dib u kordhiyey weerarada Al-Shabaab kadib bilo ay hoos u dhaceen?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarada Al-Shabaab ay ka fulinayaan gudaha Soomaaliya oo kordhay toddobaadyadii tegay, kuwaasi oo yimid kadib bilo ay qaboobeen weeraradii ka dhanka ahaa kooxdaas. Haddaba maxaa hoos u dhigay weerarada Al-Shabaab bartamihii sanadkan, maxaase hadda dib usoo nooleeyey?

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Maxaa dib u kordhiyey weerarada Al-Shabaab kadib bilo ay hoos u dhaceen?