Culimo lagu laayay degmada Raaga Ceelle, Shabeellaha Dhexe

Kooxo hubeysan ayaa degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay maanta lix qof oo culumada deegaanka mid aheyd, kuwaas oo goob quraan saar ah ku sugnaa.

Arrintaasi ayaa la sheegey inay salka ku heyso arrimo aano qabiil, waxayna argagax ku abuurtey dadka deegaanka.

Wariyaha VOA, Xuseen Xasan Dhaqane, ayaa faahfaahinta ka soo diray magaalada Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad lagu laayay Raaga Ceelle, Shabellaha Dhexe