Muqdisho: Gabdhaha ku shaqeysta qareennimada oo soo badanaya

Sanadihii u dembeeyay Soomaaliya waxaa sare u kacayay dhalin-yarada bartay sharciga ee ku biiraya shaqada qareennimo ee Soomaaliya, xilli dalka uu ka soo kabanayo colaadihii sokeeye.

Dadka shaqadan ku soo biiraya ayaa waxa ku jira gabdho, kuwaas o kaalin fir-fircoon ku leh shaqada qareennimada. Wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan noo soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarreennada ka baxa jaamacada dalka oo soo badanaya