Waresysi: Waxa laga filan karo shirka wada-tashiga ee Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa wali shir uga socdaa madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dowlada federaalka.

Shirkaas ayaa la filayaa in madaxda ka qeybgaleysa ay go’aan uga gaaraan nooca doorsho ee dalku galayo.

Haddaba, xaaladihii ugu danbeeyey ee shirkaas iyo waxa laga filan karo inay ka soo baxaan ayaa Falastin Axmed Iiman waxay ka wareysatey Mursal Saney oo ka tirsan mac-hadka Heritage ee magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Warkii ugu dambeeyay ee shirka Muqdisho