Warbixin: Cabaqahada ay la kulmaan dadka maacuunta farsameeya

Sanadihii ugu dembeeyay waxaa kor usii kacayay xiriirka ganacsiga Soomaaliya uu la sameeyaynayay dalal kala duwan oo caalamka ah.

Inkastoo taasi ay faa'ido tahay, haddana, waxa uu dhinaca kale saameyn ku yeeshay dad ganacsigooda uu ku xeran yahay iibka gudaha, taas oo hadda alaabaha bannaanka ka yimaadda ay loolan adag ku hayso.

Ganacsatadaas waxaa kamid ah, dadka biraha tuma ee maacuunta soo saara, kuwas oo aan aan hadda suuq wanaagsan haysan.

Wariyaha VOA Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan diyaariyay, Muqdisho ayuuna nooga soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: farsamayaqaannada soo saara maacuunta