Waxaa shalay ka dhacay magaalada London dibad-bax ay dhigeen qoysas Soomaaliyeed oo ka cabanaya saddex caruur ah oo Soomaaliyeed oo dhowaan ay dawladdu ka qaaday.
Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa arrimahan ka waraystay Sahal Yusuf Cali oo ah madaxa ururka Gaashaan ee fadhigiisu yahay London.
Your browser doesn’t support HTML5
London: qoysas ka cabanaya ilmo laga qaatay