Warkii ugu dambeeyay ee shirka wada-tashiga doorashooyinka

Magaalada Muqdishu waxaa weli ka socda shirkii u dhexeeyey madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo looga arrinsanayo hannaanka doorashada waddanka iyo goorta ay dhacayso.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Warkii ugu dambeeyay ee shira Muqdisho