Sicir barar ka jira Diinsoor

Degmada Diinsoor ee gobalka Bay ayaa waxaa kajira sicir barar saameyn ku yeeshay nolosha dadka danyarta ee ku dhaqan degmada Diinsoor.

Raashinka ayaa la sheegay in xilligan lagu geeyo degmada Diinsoor dhinaca gaadiidka cirka, iyadoo magalaadu ay go'doon ku jirto. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa mar kale warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Diinsoor oo go'doonsan, sicir bararna uu ka jiro