Ehelka gabadh kufsi iyo dil Muqdisho loogu geystay oo war soo saaray

Dalka Soomaaliya waxaa sanadihii lasoo dhaafay aad u kordhay tacadiyada ay kamidka yihiin kufsi wadeeradka iyo dilalka loo gaysanaayo dumarka Soomaaliyeed. Dhacadii u dambeeysay waxay ahayd mid toddobaadkii la soo dhaafay muqdisho loogu geystay gabar dhallinyaro ah oo kufsi iyo dil la isugu daray.

Warbxintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Xasankaafi C/raxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warkii ugu dambeeyay gabadh 19 jir ah oo Muqdisho lagu kufsaday, lana dilay