Ciidamada ammaanka ee magaalada Baladweyne ayaa sameeyay howl-gallo lagu bartilmaameedsanayo kooxo diley hoggaamiye ka tirsanaa kooxda Macwiisleyda ee la dagaalanta al-Shabaab.
Dablay la sheegay inay ka tirsan al-Shabaab ayaa xalay weeraray guri uu ku jiray ninkaasi, waxayna dileen isaga iyo gabadh ay ehel ahaayeen. Xuseen xasan Dhaqane ayaa warbixintan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Howlgal amni oo laga sameeyay Baladweyne kadib dilal dhacay