Somaliland: Xildhibaannada gadoodsan ee Awdal iyo Sool oo lala xaajoonayo

Golaha wakiilada Somaliland ayaa guddi gaar ah u saaray xildhibaannada gobollada Awdal iyo Sool, kuwaasi oo dibbad joog ka ahaa dooddii xeerka doorashooyinka ee goluhu ka soo gabo-gabeeyey.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaanada Awdal iyo Sool oo lagala hadlayo soo laabashadooda