Barn. Wicitaanka Dhageystaha: Halka ay Soomaaliya ku socoto xilligan

Ku soo dhawaada Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha oo ku saabsan halka ay Soomaaliya ku socoto xilligan kala guurka ah. Jacfar Kuukaay ayaa soo diyaariyay, waxana ku marti ah bare sare Cabdi Ismaaciil Samatar.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka dhageystaha: Halka ay ku socoto Soomaaliya