Hal qof ayaa dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen dahab deegaanka Milxo ee degmada Laasqorey, gobolka Sanaag Bari, shalay galab.
Weriyaha VOA Fadumo Yasin Jamac ayaa warbixintan inooga soo dirtay magaaladda Boosaaso.
Your browser doesn’t support HTML5
Sanaag: God ku soo dumey dad dahab baadi goobayay