Saameynta COVID-19 ee ganacsatada Soomaalida ee Shiinaha

Ganacsatada Soomaalida ah ee ku dhaqan wadanka Shiinaha oo ah halkii uu ka soo bilowday cudurka Covid-19 ayaa shirkadohooda waxaa saameyn weyn ku yeeshay isu-socdka ganacsiga iyo badeecadaha ay u dhoofiyaan Soomaalia iyo wadamada kale ee Soomaalidu ka ganacsato.

Wariyaha VOA ee qaaradda Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan ka soo diray Magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta Covid-19 ee ganacsatada Soomaalida ee Shiinaha