Muqdisho: Imtixaanaadka dugsiyada sare oo la shaaciyay

Wasaarada waxbarashada dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare oo ay sanadkaan u fariisteen in ku dhaw 34-kun oo arday.

Sanadkan ayaa la sheegay in arday aad u tiro badani ku dhacday imtixaannada, kuwaasi oo uu wasiirku sheegay inay u badnaayeen ardaydii wax ka dhiganaysay dugsiyada gobolka Banaadir.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Natiijada imtixaanadka dugsiyada Soomaaliya