Madaxweynaha Jubbaland oo la hadlay Aqalka Sare ee Soomaaliya

Axmed Madoobe

Axmed Madoobe

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan wadahadallada u dhexeeya maamul goboleedyada iyo dawladda federaalka.

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Muqdishu ayaa maanta khudbad u jeediyey xubno ka tirsan xidhibaannada Aqalka Sare ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Ahmed Madoobe oo Aqalka Sare la hdlay